Tartan Quraan Akhris oo Muqdisho loogu qabtay 140-Macalin (Daawo Sawirada)

Bangiga Salaama Somali Bank oo Tartan Quraan Aqris ah oo socday mudo 3 maalin ah ayaa magaalada Muqdisho ugu soo gaba gabeeyay 140 Macalimiin Dugsiyada  Quraanka kariimka. Tartan oo taaba galisay Salam Somali Bank ayaa loo qabtay 140 Macalimiin ka kale socotay Dugsiyadda Quraanka kariimka lagu barto oo ku kala yaala Gobolada Dalka oo dhan  … Continue reading Tartan Quraan Akhris oo Muqdisho loogu qabtay 140-Macalin (Daawo Sawirada)